Kulanka wada tashiga qaran oo la filayo inuu maanta Muqdisho ka furmo
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inuu maanta lmagaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga qaran ee Soomaaliya,kaasoo looga hadli…
Open this website in Safari first.
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inuu maanta lmagaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga qaran ee Soomaaliya,kaasoo looga hadli…
Jabuuti-(Puntland Post) Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegaysaa in markii afraad dib loo soo doortay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul wasaare Cabdulqaadir…
Shirkan oo looga wada hadlayay sidii loo dhaqan celin lahaa caruurtii lagu soo qabtay Dagaalkii looga guulays Maleeshiyaadkii Al- shabaab iyo sidii…
Minnepolis(Puntland Post) Gudoomiyaha degmada Lixaad ee magalada Minnepolis Cabdi Yaasiin Warsame ayaa ku guulaystay taariikhda markii ugu horaysay inuu soo dhameeyo deeq…
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole haddana ah murashax madaxwayne 2016 ayaa waraysi uu siiyay idaacada SBS laanteeda Afka-Soomaaliga ee waddanka…
Garowe(Puntland Post) Xubno ka socda Gollaha Bad-baadada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo waxgaradka, aqoon yahano, ganacsato ka socdey beesha Digil iyo Mirifle ee…
Garowe(Puntland Post) Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan waddanka Maraykanka Danjire Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magalada Garowe ayaa kulan…
Waxaa xalay Rays Hotel, ee magaalada Boorama ka dhacday xaflad heersare ah, oo lagu soo bandhigayey buugga Danta Derbi-jiifka Yaa Dayacay? Oo…
Minneapolis(Puntland Post)Golaha degaanka Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar u hor geeyey Xildhibaan Cabdi Warsame…
Jabuuti(Puntland Post)-Gobalada kala duwan ee Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cusub, Doorashadan oo…