Category: Warka
Video article Yoweri Museveni iyo Kizza Besigye oo labba maalmood oo isku xiga loo caleema saaray Madaxweynaha Uganda
Madaxweynaha Mudada dheer ee Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta loo dhaariyey shan sano oo kale inuu sii hayo taladda Dalka…
Marwada koowaad ee Puntland oo Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb gashay munaasabad qalin jebin ah
Marwada koowaad ee Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Boosaaso kaga qayb gashay munaasibad ay ku qalin…
Mareykanka oo Kenya ugu Baaqay in Aysan xirin xeryaha qaxootiga ee Degmada Dhadhaab
Nairobi-(Puntland Post) Dowladda Mareykanka ayaa waxay Dowladda Kenya ugu yeertay inaanay xirin xeryaha qaxootiga ee ku yaala Degmada Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi…
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Caabudwaaq
Caabudwaaq-(Puntland Post) Waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Qabuuraha Dab-Casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle oo ka…
Banaanbax lagaga soo horjeedo sara u kaca Doolarka iyo Maciishada oo ka dhacay Baledweyne
Baledweyne(Puntland Post)-Banaanbax aad u balaaran oo hakad geliyey Ganacsiga iyo isku socodka Magaalada Balaweyne ayaa maanta ka dhacay Magaaladaas, kaas oo lagaga…
Gobal ku yaal Hindiya oo si aada looga carooday markii Raisul Wasaaraha Dalkaas lamid dhigay Soomaaliya
Dadka Gobalka Koonfurta Kerala ayaa si aada uga xumaaday hadal kasoo yeeray Raisul Wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Mod oo Gobalkaas ku tilmaamay…
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo codsaday in lagala shaqeeyo howlaha horyaala
Garowe(Puntland Post) Munaasibadda lagu daahfurayay guddiga doorashooyinka Puntland waxaa goob joog ahaa madaxwayne ku xigeenka Puntland, Afhayeenka Baarlamaanka iyo saraakiil sar sare…
Video article Ka qayb qaado bad-baadinta carruurta ku waxbarasho beeshay degmada Xaabbo
Kulan lagu taageerayey isla markaana dhaqaale loogu aruurinayey sidii iskuul looga hir gelin lahaa xaafadda dayaxa ee degmada Xaabbo ee gobolka Gardafuu…
Israa’iil oo xukun ku riday Wiil 14 sano jir ah oo u dhashay Falastiin
Maxkamad ku taal Magaalada Qudus ee dhulka reer Falastiin, ee ay xooga ku haysato Isra’il ayaa la soo taagay Wiil 14-sano jir…