Sanad guuradii SYL oo laga xusay Garowe (sawirro)
Maanta oo Axadda waxaa lagu qabtay Garowe xus lagu maamuusayey maalinta dhalinyarada Soomnaaliyeed oo 15ka May ah, maasuuliyiinta dowladd, kuwa Ha’yadaha iyo…
Open this website in Safari first.
Maanta oo Axadda waxaa lagu qabtay Garowe xus lagu maamuusayey maalinta dhalinyarada Soomnaaliyeed oo 15ka May ah, maasuuliyiinta dowladd, kuwa Ha’yadaha iyo…
Maanta waxay Ummadda Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhida, isla markaasna kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyadda Ummadda…
Garowe(Puntland Post)-Degaanada Puntland waxay ahaayeen meesha kaliya ee ay ka socoto lacagta Shanta boqol ee Shillinka Soomaaliga Guud ahaan Dalka Soomaaliya, Koonfurta…
Ciidamada Badda Dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay Kun qof oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo noloshooda halis ay ku jirtay hadii aysan heli laheyn…
Guddiga kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in Gabadha lagu magacaabo Fatma Samba Diouf Samoura, ay tahay xoghayaha guud ee FIFA.…
Agaasimaha guud ee Hayadda Astaynta Maamul Wanagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa dowladda Puntland Mr Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa war baxin kooban oo…
Baladweyne(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa kor meeray buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Baladweyne oo laga baqsanaa maalmihii danbaba inay u dunto wax yeelada…
Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa maanta Munaasabada qalin jabin ah lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaana hoolka GECPD kaas oo ay ku qalin jabinayeen dufacii…
Hargeysa(Puntland Post)-Wasiirka Ganacsiga Maamulka Somaliland Xusseen Aadan Cige(Dayr) oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey Dawlada Soomaaliya ee fahigeedu…
Garowe(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey degaanada Puntland waxa laga dareemaayey sara u kac aad u balaaran oo ku yimi Sarifka Doolarka, waxaana arinkan…