Mahad Cabdalla Cawad oo mar kale ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka
Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa mar kale ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mahad Cabdalla Cawad ayaa helay 171…