Cododka ugu badan waxaa heysta haatan C/Weli Shiikh Ibraahim Muudey oo ku horeeya doorashada. 88 cod
Waxaa ku xiga Faarax shiikh C/qaadir 71 cod
Waxaa sadexaad ku jirta Khadiijo Maxamed Diiriye 19 cod
Waxaa afaraad ku jira Saciid Xueen Ciid 12 cod
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho