Faarax Shiikh C/qaadir Oo ka badbaaday in Wareega koowaad Doorashada uu ku haro

C/weli Sheekh Cali Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod

 

Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod

 

Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod

 

Waxaana lagu wadaa in wareega ay Gudbaan.

 

Dhinaca kale Musharaxiinta kala ah

 

Saciid xuseen  Ciid oo helay 17

 

Khaalid Mocow oo helay 7 Cod

 

Jeylaani Nuur Iikar  helay Afar Cod

waxaa haatan bilaabatay dooorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka soomaaliya

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntladnpost Muqdisho