Xasan shiikh oo ku olole galay in uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya
Musharax Xasan Shiikh ayaa ololihiisa doorashada waxaa ka muuqda in uu weli yahay madaxweynaha soomaaliya. Xayeysiiska uu gashaday baraha internet-ka iyo telefishinadda…
Open this website in Safari first.
Musharax Xasan Shiikh ayaa ololihiisa doorashada waxaa ka muuqda in uu weli yahay madaxweynaha soomaaliya. Xayeysiiska uu gashaday baraha internet-ka iyo telefishinadda…
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo qoraal kooban bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayaa…
Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xil ka qaadis lagu sameeyay waxaana uu sheegay in Xilkaqaadistaasi ay tahay mid sharci…
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilkii loogu qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Mudane Jaamac Xasan…
PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa xogta labo qof oo waayeel dumar ah oo ku dayacan deegaanka Geed-xagar oo ka tirsan Gobolka Bari…
Dalka Koonfur Afrika oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal loo geysto Dhalinyarada Soomaalida ah…
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli maxamed Cali Gaas ayaa caawa fiidkii 11 January 2017 jeediyey Khubad taarikhi ah oo uu kaga hadlayo…
Wariye Mukhtaar Suudaani oo ka mid ah suxufiyiinta ka hawlgasha deegaanada Puntland ayaa soo gaba-gabeeyay diyaarinta barnaamij/documentary ku qaatay muddo saddex sano…
Murashaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha ayaa intooda badan waxay ku midoobeen huwan ay ugu babac dhigayaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raysal…