Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Mashruuca Nashqadaynta Bosaso.
Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 January 2017 daahfuray Mashruuca qorshaha nashqadaynta Degmada Boosaaso ee xarunta gobolka…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 January 2017 daahfuray Mashruuca qorshaha nashqadaynta Degmada Boosaaso ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha…
Hooyo Saynab Maxamed Cali waa hooyo soomaliyed oo ku nool kaam Qoxooti oo ku yaala magaalada Boosaso waxa ay la dhibatoonaysaa wiil…
Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 15-January-2017 magaalda Dangoronyo lagu qabtay munaasabad lagu daah furay Kal-fadhigii 14-aad ee golaha deegaanka degmada Dengoronyo,waxaana ka…
Muwaadin Soomaliyeed oo Magaciisa ilaa haatan aan la shaacin ayaa dhintay, labo kalena waxaa ku xirmay neefta gudaha dalka talyaaniga, kadib markii…
Waxaa Tuulada lagu Magacaabo Yaaq-doomaar oo u dhaw Degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose wararka aanu ka heleyno ay sheegayaan in Ciidanka…
Tixdaan gabeyga ah waxaa Puntland Post Website soo gaarsiiyey abwaan Cumar Cabdinuur Nuux 15/05/2002, waxaana website-ku daabacay 18/05/2002. Puntland Post wuxuu go’aansaday in…
Afar musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamud Faroole, Shariif Sheekh Axmed, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Cabdinaasir Maxamed Cabdulle yaa…
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Doorashada…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 January 2017 si rasmi ah u daahfuray biyo dhaanka wejiga labaad…