Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Roobab ka da’ay Gobalada Karkaar, Bari iyo Haylan

Bosaso-[Puntland Post] Roobab wanaagsan oo ay ku diirsadeen duunyada ay abaartu samaysay ayaa ka da’ay deegaano kala duwan oo kamid… Sii akhri

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Cabdiqani Boos

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo Qarax lagula beegsaday Muqdisho

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Cowke

Xildhibaan ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka  Somaliya, ayaa  waxaa qaraxa lagula eegtay Gudaha Degmada hodan ee Gobolka Banaadir. Qaraxaan oo… Sii akhri

Ahlusunna oo War-saxaafadeed ka soo saartay wada-hadaladii Muqdisho

Posted on April 28, 2017April 28, 2017 by Desk

Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray wada-hadaladii Muqdisho uga socday iyaga iyo maamulka Galmudug ee ay gar-wadeenka ka ahayd… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on April 28, 2017 by Desk

Madaxweynah dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay maagaalada Muqdisho ee… Sii akhri

Jarmalka oo mamnuucay Indho shareerka

Posted on April 28, 2017 by Desk

Barlamaanka Aqalka hoose ee dalka Jarmalka ayaa ansixiyey sharci qabyo ahaa oo mamnuucaya xirashada Indho shareerka ee Muslimiinta. Sharcigakan ayaa… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray wada-hadaladii Galmudug iyo Ahlusunna

Posted on April 27, 2017April 28, 2017 by Desk

Wasaarada Arimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa War-murtiyeed ka soo saartay wada hadaldii u socday Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca.… Sii akhri

ROOBKII GALABTA & XAQIIQDA DHULKA Puntland

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

INTA laga war hayo wuxuu si fiican u biyo dhigay roobkii galabta qabtey deegaano ku yaala GOBOLKA NUGAAL dhul u… Sii akhri

Wareysi:- Roob galabta qabtey deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Roobab lagu diirsaday ayaa galinkii dambe ee maanta ka da,ay deegaano ku yaala Hawdka Gobolka Nugaal siduu sheegay Maxamed Xirsi… Sii akhri

Eng Camay oo dhaliilay Cumar Faraweyne iyo Gen Muxuyadiin

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ayaa maanta hadlay shir dhawaan ay ku wada qaateen magaalada Garowe Maamulka Gobolka… Sii akhri

Garowe:-Xaflad loo qabtey ardey dhamaysay waxbarashada farsamada gacanta iyo Cilaan-saarka

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Ururka Bisha Cas ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xaflad qalin jabin ah  u sameeyay dufcadii labaad oo dhamaysa xirfadaha gacanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close