Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe Ku Qaabilay Madaxa Xafiiska UNOCHA Ee Soomaaliya

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017,… Sii akhri

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay Xaflada Ololaha Daawaynta Xoolaha Puntland

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa manta 24, May, 2017 ka qayb… Sii akhri

Maqaal: Safarkaan Muqdisho kaga soo qaxay (Abriil-Maajo, 1991) Cabdisalam Cali (Biligsey)

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Desk

Afeefta qoraha:- Waxaan halkan idinku soo gudbinayaa sheeko iyo xusuus beri hore i soo martay, aanse doonayo inaan dadweynaha la qaybsado.… Sii akhri

Mid kamid ah Beelaha Daga Puntland oo Taageeray kordhinta Barlamaanka Puntland

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Beesha Tiinle oo ka mid ah beelaha dega gobolada Puntland ayaa kulan ay ku qabteen magaalada Bosaso waxa ay… Sii akhri

Bosaso: Waa Sidee Goobtii uu Xalay Qaraxu ka dhacay

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa saaka waxa ka socda Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo sida uu Puntland… Sii akhri

Daawo Sawiro Qaraxii Xalay ka dhacay Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso [Puntland Post] Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxii xalay ka dhacay… Sii akhri

Kooxda Doocish oo Sheegatay Masuuliyada qaraxii Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay bar Kontorool oo ku taala bartamaha magaalada Boosaaso… Sii akhri

R/W Kheyre oo ku Wajahan Sh/Hoose, kuna dhawaaqaya Dagaal ka dhan Al-Shabaab

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro deegaanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha… Sii akhri

Soomaliya oo Xubin Ku Yeelatay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO

Posted on May 24, 2017 by Cowke

Tedros Adhanom wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Dowladda Itoobiya , ayaa loo doortay Madaxa Hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO, wuxuuna… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka qayb galay kulan lagu taageerayey Xukumadda

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close