Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxkmada Ciidamada qalabka sida oo Xukun dil Ah Fulisay Saaka

Maxkmada ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku riday askari katirsanaa ciidamada NISA oo dilay Taliyihii NISA ee… Sii akhri

Posted on May 25, 2017 by Cowke

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Haweenka Puntland oo tababar ugu soo xirmay Muqdisho

Posted on May 25, 2017May 25, 2017 by Desk

Qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowladda Puntland, shaqaalaha hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah… Sii akhri

Garowe: Gudiga Jimciyadda Wanaag faridda iyo xumaan reebidda oo baaq u diray Muslimiinta

Posted on May 25, 2017May 25, 2017 by Desk

Gudiga sare ee Jimciyadda wanaag farridda iyo xumaan reebidda Puntland oo Garoowe shir jaraa’id ku qabtay ayaa ugu baaqay walaalaha… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Gaaray Magaalada Doxa

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmajo ayaa caawa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Doxa ee dalka… Sii akhri

Daacish oo soo bandhigtay magaca iyo Sawirka Ninkii isku qarxiyay Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Magaca iyo Sawirka ninkii isku qarxiyay Bar kontorool oo Ciidamada  Puntland ay ku leeyihiin bartamaha… Sii akhri

Dagaal Culus oo ka socdo Gobolka Sh/hoose iyo Tuulooyin la gubay

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Warar ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya,  dad xoolo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tagay Balli-doogle lana dar daaray Ciidamada Xooga

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan… Sii akhri

Faah Faahin qarixii ka dhacay Muqdisho

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Faah faahin Dheeraad ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geeystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhaweyd qarax xoogan laga maqlay Gudaha magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaliya. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga… Sii akhri

Garowe: 159 arday oo ka Qalin jebiyey Jaamacadda PSU

Posted on May 24, 2017 by Desk

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa manta waxaa lagu qabtay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay 159 arday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close