Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland oo Maanta la dhaariyey

Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle… Sii akhri

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by dalsan

Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee Puntland oo gaarey gobollada Sanaag iyo Hayland

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by dalsan

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo kujira olole ballaaran oo lagu tiro koobeyo shaqaalaha rayidka ah ee… Sii akhri

Baydhabo: Nin Dilay mid ka mid ah Ergooyinkii Koonfur Galbeed oo la qabtay

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay nin ka tirsan  Al-shabaab oo kamid ahaa 3-nin… Sii akhri

Xuska Maalinta Caruurta Afrika oo Boosaso laga Xusay

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Munaasibad lagu xusayay maalinta caruurta afrika oo sanad kasta laga xuso aduunka  ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Boosaso Ee… Sii akhri

Wasiir Juxa oo ka hadlay Dagaal beeleedyo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by Desk

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay… Sii akhri

Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas

Posted on June 16, 2017 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdigiisa ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa kulan… Sii akhri

C/fataax Cabaas oo u mahadceliyay dadka ka tacsiyeeyay geeridii Marxuumad Jawaahir.

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by Dhiirane

Aniga oo ah Eng Cabdifataax Axmed Cabaas Faarax(Eng Ducaysane) kuna hadlaya magacayga,magaca Aabahay, Walaalahay,Adeeraday,Eedooyinkey, Ayeeyoonkay , Dhalyada iyo Faraca reer… Sii akhri

Akhriso:- Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39-aad

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by dalsan

Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dawaladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa khubad muhiima ka jeediyey malinimadii shalay Kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka… Sii akhri

Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee Puntland oo gaarey gobollada Karkaar iyo Mudug

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by dalsan

Guddiga Tayeynta & Tiro koobka Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa waxa ay gaareen magaalooyinka Qardho iyo Gaalkacyo si’ay goobahaasi uga  bilaabaan tirokoobka… Sii akhri

Daawo khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka horjeediyay Baarlamanka

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad dheer oo ku saabsan wixii u qabsoomay Xukuumadiisa mudadii u dhaxaysay labo kalfadhi ka hor jeediyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close