Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo:- “Al-Shabaab ha qaataan Dib u heshisiinta”

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay soo xiray shirka Dib u heshiisnta qaran ayaa baaq u diray Al-Shabaab.… Sii akhri

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Cowke

HARGEYSA: Xukun lagu riday dad raashin cunayo Bisha Barakeysan Ee Ramadaan

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Cowke

Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa Xukunno ku ridday toddoba Dhalinyaro ah oo ay mid kamid ahi Gabadh tahay, kuwaas oo ay… Sii akhri

War Muriyeed:- Shirweynaha Wadatashiga Qaran oo la soo Gaba gabeeyay

Posted on June 18, 2017 by Cowke

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha… Sii akhri

Somalida dalka Norway oo dhibaato haysata kala hadlay Wasiir Yuusuf Garaad

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowlada Federalka Somalia Yuusuf Garaad oo todobaadkii lasoo dhaafey safar ku tagey dalka Norway ayaa ku fashilmay… Sii akhri

General Gabre Egziaber oo Loo Magacaabay Xil Cusub

Posted on June 17, 2017 by Cowke

Col. Gabre Egziaber oo ah Sarkaal Ethopian ah ayaa xil cusub looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD, iyadoo uu ka dalacay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo ku booqday Isbitaal Madiino dad qaba Dhaawacyo kala duwan.

Posted on June 17, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday… Sii akhri

Somaliland iyo Khaatumo oo Heshiis ku gaaray Hargeysa

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Liban Yusuf

Somaliland iyo Khaatumo ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Hargeysa heshiis ka kooban Shan qodob. Heshiiskan ayaa waxaa goob-joog ka… Sii akhri

Tartanka Qur’aanka Gobolada Puntland oo ka furmay Magaalada Garowe .

Posted on June 17, 2017 by Dhiirane

Tartanka Qur,aanka Gobolada Puntland oo galay sanadkii lixaad , waxaana sanadkaan kazoo qeybgalay 16 Degmo oo ka mid ah 37… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Caruurta Africa

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 June, 2017 waxa uu ka qayb galay munaasabad lagu… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xustay Maalinta Carruurta Africa.

Posted on June 17, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda haweenka dowladda Puntland oo kaashanaysa wasaaradda waxbarashada ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta carruurta ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close