Garowe:-Beesha Siwaaqroon oo taageero u muujisay Wasiirka Haweenka Puntland
Shir xalay magaalada Garowe ay isugu yimaadeen Odoyaasha, Waxgaradka, Xildhibaano iyo Aqoonyahanada Beesha Siwaaqroon ayaa taageero buuxda loogu muujiyay Wasiirka Haweenka Puntland…