Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

PSF oo 14 qof oo lagu tuhunsan yahay Alshabab ku qabtey duleedka Garowe

Ciidamada PSF Puntland oo kaashanaya laamaha kala duwan ee Amniga iyo Dadweynaha Gobolka Nugaal ayaa galinkii dambe ee shalay ku… Sii akhri

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo qabatay shir ku saabsan Qorshaynta Qoyska

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay shir looga hadlayay Qorshaynta Qoyska {Family Planing}, kaasoo diiradda lagu saaray… Sii akhri

Wasiirka Dastuurka Federaalka oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Posted on July 11, 2017 by Liban Yusuf

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil oo ku sugan magaalada Baydhabo… Sii akhri

Dowlada Masar oo Taageero u balan qaaday Soomaaliya

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Somalia Gen. Maxamed Axmed jimcaale(Cirfiid) oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay taliyaha… Sii akhri

Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Saldhig ay Ku Sugnaayeen Al-shabaab

Posted on July 11, 2017 by Cowke

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidameeda ay weerar Culus oo dhanka cirka ah ku qaadeen kaymo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada… Sii akhri

Xafiiska Isir-raaca Muwadiniinta Soomaliyeed oo laga furay Bosaso

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Magaalada Boosaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa si rasmi ah waxa looga daah furaya Xafiiska isir raaca Muwadiniinta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay shirkii Amniga Qaranka oo Maanta Qodobo laga soo saaray

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxdii kale ee kala qayb galay shirka lagaga hadlayey arrimaha ammniga… Sii akhri

War-murtiyeedka ka soo baxay kulankii Golaha Amniga Qaranka

Posted on July 10, 2017 by Desk

1.Golaha Amniga Qaranka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 5ta ilaa 10ka bisha Luulyo, 2017. 2.Kulanka waxaa shir-guddoominayay… Sii akhri

Garowe:- Eng. Camey oo Daah-furay Shirweynaha dib u Eegista Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017 waxa uu caasimadda Garoowe… Sii akhri

General Qaalib oo iska Casilay Xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Farmaajo

Posted on July 10, 2017 by Cowke

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib  oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu u Magaaabay Gudoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close