Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Shariif oo isku shaandhayn doona golihiisa wasiiradda

Baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan waxay ugud biyeen inuu isku shaandheeyo golaha wasiiradda oo ay sheegeen… Sii akhri

Posted on July 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha Gal-mudug oo baaq udiray Ahlusunna

Posted on July 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Gal-mudug Axmed Geelle Ducaalle ( Xeef) ayaa ka hadlay dagaalo ka socda Xeeraale iyo Caabudwaaq oo ka tirsan… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay Kaniisad laga furay Hargeysa

Posted on July 29, 2017July 30, 2017 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Kaniisad la sheegay in muddo 30 sano ah kadib laga furay magaalada Hargeysa… Sii akhri

Wasiirka Amniga Puntland oo maanta lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on July 29, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ka dib safar maalmo qaatay… Sii akhri

Garowe:-Beesha Siwaaqroon oo taageero u muujisay Wasiirka Haweenka Puntland

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Dhiirane

Shir xalay magaalada Garowe ay isugu yimaadeen Odoyaasha, Waxgaradka, Xildhibaano iyo Aqoonyahanada Beesha Siwaaqroon ayaa taageero buuxda loogu muujiyay Wasiirka… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay shir dhaqaale loogu uruurinayo fatahaadda Badda Caluula

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Dhiirane

Markab bilo ka hor ku degay xeebaha Degmada Caluula ee Gobolka Gardafu oo loo badinayo inuu waday waxyaabo kiimico ah… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo Kalyihiisa laga helay 700 oo dhagax

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Cowke

Dhaqaatiirta Isbitaal khaas ah oo dhaca Koonfur bari Gogoblka Andhra Pradesh ee dalka India ayaa aad ula dhacay markii boqolaal… Sii akhri

Hargeysa oo laga furay Kaniisad faafineysa Diinta Masiixiga

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Cowke

Magaalada Hargaysa ee Caasimadda maamulka Somaliland waxaa lagu  qabtay kulan ay kasoo qeyb galeen tiro Ajaanib ah iyo sidoo kale … Sii akhri

Shir u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug oo Muqdisho ka furmaya

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in todobaadkaan uu magaalada Muqdisho ka furmayo Shir looga hadlayo Arimaha Gobalada… Sii akhri

Yuusuf Garaad oo Hindiya u tagaya soo deynta Maxaabiis Soomaaliyeed

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Cowke

Sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibada dalka Hindiya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close