Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddi Saraakiil ah oo ka shaqaynaya midaynta Howl-gallada iyo tababarrada Ciidamada Soomaaliya

Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada saraakiisha ciidamada qalabka sida ee… Sii akhri

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Garowe oo dhismihiisu gebogebo yahay

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by dalsan

Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 July 2017 soo kormeeray gigida diyaaradaha Garoowe oo dhismihiisu… Sii akhri

Ruushka oo Mareykanka ku amray in uu la baxo shaqaalihiisa Diblomaasiyeed

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku amray Mareykanka inay la baxaan 755 ka dhiman shaqaalahooda Diblomaasiyeed ee ku sugan… Sii akhri

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ku wajahan India

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by News Office

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha debadda soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ku wajahan Dalka India oo ay kala hadli doonaan… Sii akhri

Ha’yadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo xafiiska ka furatay Jowhar

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guud laawe ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Jowhar xariga kaga jaray xafiis cusub oo… Sii akhri

Sirdoonka Kenay oo helay xog ku saabsan weeraro Al-shabaab qorshaynayaan

Posted on July 31, 2017 by News Office

Laamaha amaanka dalka Kenya ayaa amray in feejignaan dheeri ah la muujiyo, waxayna adkeeyeen amaanka goobaha qaarkood , arrintaan ayaa… Sii akhri

Wasaaradda Difaaca Uganda oo sheegtay in 12 askari looga dilay Shabeellaha hoose

Posted on July 31, 2017 by News Office

Wasaaradda Difaaca dalka Uganda ayaa faah faahin ka bixisay dagaal shalay ku dhexmaray gobolka Shabeellaha Hoose Ciidamada AMISOM iyo kuwa… Sii akhri

Maamulka Shabeellaha hoose oo sheegay inuu xumaaday xiriirkii Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM

Posted on July 31, 2017 by News Office

Gudoomiye ku xigeenka Amniga gobolka Shabeellaha hoose Cali Dhuux oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu xumaaday xiriirka ciidanka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xasan oo ka hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Posted on July 31, 2017 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii shalay kooxada… Sii akhri

Ninkii dilay wasiir Siraaji oo maxkamaddu xukuntay

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku xukuntay Axmed Cabdullaahi Ceydiid oo dilay wasiirkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close