Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Federalka oo Shir-gudoomiyay kulan bille ah.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaalia Mudane Abdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa maanta furay Shir bille ah oo… Sii akhri

Posted on August 1, 2017 by Dhiirane

Wasiir Cuuke oo xarigga ka jaray xarumo caafimaad oo laga dhisay tuulooyin G.Nugaal

Posted on August 1, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta xarigga ka jaray xarumo caafimaad oo laga dhisay tuulooyinka Baq-baq iyo Budun-buto oo ka… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Meel u Dhow Madaxtooyada Jubbaland Ee Kismaayo

Posted on August 1, 2017 by Cowke

War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Degmooyin cusub

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by Cabdiqani Boos

Beledweyne[Puntland Post] Madaxweynana Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maanta magacaabay Degmooyin cusub oo uu ku kordhiyay kuwa Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

5 Qof oo ku dhaawacmay iska hor imaad ka dhacay Galdogob

Posted on August 1, 2017 by News Office

5 Qof ayaa ku dhaawacmay dagaal dhexmaray ciidamada Booliiska iyo dad shacab ah degmada Galdogob ee gobolka Mudug , Sida… Sii akhri

Amaanka Garowe oo la adkeeyey xilli Puntland u dabaal dagayso markii la asaasay

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by News Office

Iyadoo Caawa Puntland u dabaal dagayso sanad guuradii kasoo wareegtay markii la asaasay sanadkii 1998 oo hadda laga joojo muddo… Sii akhri

Garowe:-Shirkii Beesha Tanade iyo qaar kamid ah Issimada Puntland oo ku dhamaaday natiijo la’aan

Posted on August 1, 2017August 2, 2017 by Liban Yusuf

Shir maalmihii la soo dhaafay magaalada Garowe uga socday Beesha Tanade Daarood (Leelkase) iyo qaar kamid ah Issimada Puntland ayaa… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay in ay Dishay Hogaamiye Al-Shabaab ah

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow Ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Caawiya Ay ku guuleeysteen in… Sii akhri

Madaxii Warbaahinta Aqalka Cad ee Mareykanka oo Shaqadii Laga Ceeyriyay

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by Cowke

Agaasimihii warbaahinta Aqalka Cad Anthony Scaramucci ayaa shaqada laga cayriyay kaddib wax ka yar 10 maalmood oo uu xilkaasi hayay.… Sii akhri

2 Askari oo ku dhintay Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Posted on August 1, 2017August 1, 2017 by News Office

2 Askari ayaa ku dhintay 2 kalena waa ku dhaawacmeen Qarax Miino oo xalay dhulka lagu aasay oo Gaari Cabdi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close