Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ducaysane”Xildhibaanada Puntland waa in sida burcaddii loola dagaalamo”

Agaasimihii horre ee la dagaalanka Burcad badeedka Puntland Ahna shaqsigii ugu horeeyay oo keenay fikirkii la dagaalanka Burcad badeedka Somalida… Sii akhri

Posted on August 15, 2017August 16, 2017 by Dhiirane

Orodyahanka Mo Farah oo dalbaday inaan loogu yeerin Magaca MO ee loogu yeero Maxamed

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Oradyahanka Soomaaliyeed ee haysta dhalashada Britain kuna guulaystay afarta jeer tartanka ciyaaraha Olambikada ayaa ku dhawaaqay in… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay xuska todobaadka Naas-nuujinta Aduunka

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by Dhiirane

Munaasabad lagu maamuusayo todobaadka Naas-nuujinta Aduunka ayaa maanta 15 Augost, 2017 lagu qabtay magaalada Madaxda Puntland ee Garowe, kaasoo ay… Sii akhri

Abuu Mansuur” Anigu Waan ka Baxay Al-Shabaab Dowlada ayaan la shaqeeyn doonaa

Posted on August 15, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow warbaahinta loo soo bandhigay Sh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa Al-Shabaab. Abuu mansuur ayaa cadeeyay… Sii akhri

Muqtaar Rooboow oo Warbaahinta u soo bandhigi doono Moowqifkiisa

Posted on August 15, 2017 by Cowke

Waxaa Magaalada Muqdisho ka socdo Diyaargaroowga soo Bandhigista Sh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa masuuliyiintii Al-Shabaab. Abuu… Sii akhri

Gaari ay Saarnaayeen dad isku qoys ah oo Muqdisho lagu rasaaseeyay

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by Cowke

PP-(Muqdisho) Koox hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa rasaas khasaare geysatay ku furay gaari ay la socdeen dad isku… Sii akhri

Madaxweynihii Hirshabelle ee xilka laga qaaday oo Jowhar ku Wajahan

Posted on August 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Hir Shabelle oo ay Xilka ka qaadeen Shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hir Shabeele ayaa ku wajahan maanta magaalada… Sii akhri

Mahad Xasan :-“waa sharcidaro Xil qa Qaadistii Madaxweyne Osoble”

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Hirshabelle Mahad Xasan Cismaan ayaa sheegay in xilka qaadista ay sheegtay guddoomiye ku xigeenka labaad ee… Sii akhri

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo baaq u diray Mucaaradka Kenya

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay mucaaradka inay ka fogaadaan dibadbaxyada rabshadaha wata, islamarkaana diidmo kasta oo ay ka… Sii akhri

Boqolaal Ruux oo ku naf-waayay Daadad Xoog leh oo ku dhuftay Dalka Sierra Leone

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Freetown (PP) ─ Ugu yaraan 300 qof ayaa ku geeriyooday roobab daadad wata oo ku dhuftay caasimadda dalka Sierra Leone… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close