Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Wasiirrada Maamulka Galmudug oo Maanta cod aqlabiyad ah lagu Meel-mariyay

Cadaado (PP) ─ Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulkaas, kaddib markii ay… Sii akhri

Posted on August 26, 2017 by PP-Muqdisho

Daawo Muuqaalka Saldhigga Milateri ee Turkigu ka Hair-geliyay Magaalada Muqdisho

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa lagu jiraa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee lagu hawlgelin lahaa saldhigga ciidan ee Turkigu uu ka dhisay… Sii akhri

Madaxweynaha iyo RW Somalia oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Afrika

Posted on August 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─Madaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub… Sii akhri

Dibad Baxyo Looga soo Horjeedo Duqeynta Bariire oo ka socdo Duleedka Muqdisho

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Cowke

Xili Shalay Diyaarado Dagaal ay duqeyn u geysteen dad Rayid ahaa oo ku sugnaa deegaanka Bariireey ee Gobolka Sh/hoose islamarkaasina… Sii akhri

Nin la dilay kadib markii uu Midi ku weeraray Askar Belgium ah

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Liban Yusuf

Booliska magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay in uu Midi ku dhaawacay labo Askari… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay weerarkii Bariire

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa tacsi u direy Eheladda dadkii lagu laayay deegaanka Bariiire ee Gobolka… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay Weerarkii dadka lagu laayay ee Bariire

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Cowke

Militriga dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in ay ku lug lahaayeen weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Bariire oo ka tirsan gobalka… Sii akhri

Dowlada Jarmalka oo ka taageereyso Puntland daryeelka hooyadda iyo dhalaanka

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Cafimaadka Puntland iyo dowlada Jarmalka ayaa wada qorshe ku saabsan Cafimaadka Puntland, waxaana maanta ay isugu yimaadeen masuuliyiinta Wasaaradda… Sii akhri

General Cerfiid “Waa la igu been abuurtay waxba kama ogeyn duqeeyntii Bariire”

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Cowke

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Axmad Jimcaale Geeddi “Cerfiid” ayaa xajiiqijay, in uusan waxba ka la socon weerarkii… Sii akhri

Ma rabtaan inaad Quraanka iyo Culuumtiisa ku barataan Online adinkoo guriga jooga?

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Liban Yusuf

Machadk AL QUDUS ONLINE ACADEMY  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah ugu buushaaraynaysaa inuu kuu soo kordhiyay hab… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close