Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo xustay maalinta akhriska iyo Qoraalka

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta dhigtay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee Akhris-Qorista aduunka,… Sii akhri

Posted on September 9, 2017September 10, 2017 by News Office

Madaxweyne farmaajo “Waxaa lagu xantaa Ciidanka Xoogga dalka in ay yihiin Geesiyaal Sooma-jeestayaal ah”

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari” oo digniin u diray Xubno ka mid ah Golaha Shacabka

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Maanta waxaa la filayay in kulanka Golaha Shacabka soomaaliya uu dib u furmo kadi fasixii ay ku maqnaayeen Xubnaha… Sii akhri

Kulankii Baarlamaanka ee looga hadli lahaa dhiibistii Qalbi-dhagax oo u baaqday kooram la’aan

Posted on September 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulankii baarlamaanka Federaalka Somalia ee lagu waday in maanta looga hadlo arrinta C/kariin Qalbi-dhagax ayaa kooram la’aan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo ka hadlay heshiis la sheegay in Xukuumadiisii ay la gashay Itoobiya

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul-wasaarihii hore ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay in Dowladdii hore ee uu Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Puntland: Halyeeyadii la hilmaamay!

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by Liban Yusuf

Dhalinyaradu waa lafdhabarta hurumarka Bulshada waxaana muhiim ah in ay helaan dhiiragalinta ciyaaraha taas oo gudbisa fariin ah in laga… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo maanta ka doodaya go’aankii lagu dhiibay C/kariin Qalbi-dhagax

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta ayay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka doodi doonaan go’aankii lxidii bishan kasoo baxay golaha wasiiradda Somalia ee… Sii akhri

Duufaanta Irma oo xilligan gaartay Jasiiradda Cuba – halkaasoo ay ka jirto baqdin weyn

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by PP-Muqdisho

Havana (PP) ─ Duufaanta Irma oo xawaare sare ku socota ayaa Jasiirada Cuba soo gaartay, kaddib markii ay burbur lixaad… Sii akhri

Muwaadin u dhashay Mareykan oo maxkamad ka hor-qirtay inuu u dagaalamay Al-shabaab

Posted on September 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Muwaadin u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo, Maalik Alim Jones ahna 32-jir, ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay… Sii akhri

Shir loo hadlayey hirgelinta siyaasadaha shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Garoowe kusoo xirmay

Posted on September 9, 2017 by Jama Farah

Shirkii looga arrinsanayey dejinta siyaasadaha shanta ah ee kala ahaa Siyaasadda haynta iyo xafididda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Staff Retention… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close