Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay

Baydhabo (PP) ─ Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen Qarax ismiidaamin ah… Sii akhri

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Cabdikarin Qalbi-Dhagax ka hor maxaa yareeyay soo Hadal-qaadka Jabhadda ONLF?

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dawladda Somalia ayaa dhawaan Itoobiya ku wareejisay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa Hogaanka Amniga iyo… Sii akhri

Garowe oo laga dhagax dhigay dhismaha xarunta bangiga dhexe ee Soomaaliya

Posted on September 8, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Maaliyadda DPL, iyo Masuuliyiin ka socday DFS ayaa dhagax dhigay dhismaha Laanta Bankiga dhexe ee Soomaliya uu ku yeelanayo… Sii akhri

Akhriso qodobo laga soo saaray Shirkii Puntland iyo Galmudug uga socday Gaalkacyo

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by News Office

Waxaa maanta qodobo laga soo saaray shir magaalada Gaalkacyo muddo 5 barri ah uga socda maamulada Puntland iyo Gal-mudug, Shirka… Sii akhri

Khilaaf sii xoogeysanaya oo soo dhex-galay Guddiga Doorashooyinka Waddanka Kenya

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Kala qaybasnaan soo dhex-gashay guddiga doorashooyinka dalka Kenya ayaa cirka isku sii shareeraysa, kaddib markii ay soo… Sii akhri

Xabsiyada Liibiya ee Tahriibayaasha lagu xiro oo lagu Tilmaamay ‘Cadaabtii Adduunka’

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Tripoli (PP) ─ Hennessy Manjing halista badduu u badheedhayaa, waa 18 jir ka yimid South Sudan waanu ogyahay in uu… Sii akhri

Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Somalia

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Garbahaarey (PP) ─ Dowlada Somalia ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay sarkaal ka tirsan Al-shabaab, kaasoo lagu magacaabo C/casiis Xasan… Sii akhri

Bannaanbax looga soo horjeedo Ciidamada AMISOM oo xilligaan ka socda Afgooye

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Afgooye (PP) ─ Shacab u badan haween iyo carruur ayaa maanta dibad-bax looga soo horjeedo ciidamada AMSIOM waxay ka dhigayaan… Sii akhri

Musharrax u taagan Xilka madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Jowhar

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Musharraxa madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cabdi Faarax Laqanyo ayaa maanta gaaray degmada Jowhar, iyadoo si diiran loogu soo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay wefti ka socda Bangiga Adduunka

Posted on September 7, 2017 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo madaxa geeska Afrika u qaabilsan Bangiga adduunka Bella Bird ayaa maanta kullan kuwada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close