Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha HRW oo bayaan kasoo saartay arrintii Qalbi-dhagax

Hay’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga… Sii akhri

Posted on September 21, 2017 by Dhiirane

Faarax Macalin oo loo ogolaaday inuu keeno cadeymo ka dhan ah doorashada Aadan Barre

Posted on September 21, 2017 by Dhiirane

Maxkamada sare ee Kenya ayaa golaatay inay gasho dacwad uu bishan horraanteedii maxkamada horgeeyay guddoomiye ku xigeenkii hore dalka Kenya… Sii akhri

Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay

Posted on September 21, 2017September 21, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba… Sii akhri

Ololaynta dib ugu Noqoshada iskuulada oo ka bilawday Xeryaha Qoxootiga Boosaso

Posted on September 21, 2017September 21, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Barnaamij lagu magac daraya aada  iskuulada oo lagu talagalay haweenka waxabarshada ay gaabis ka noqotaya aya ka bilawdeen kaamamka… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka iyo qodobo kale

Posted on September 21, 2017September 21, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane… Sii akhri

Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo tagey Beledweyne

Posted on September 21, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweyanaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagey magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Galmudug oo taageertay mowqifkii xulufada Sucuudiga

Posted on September 21, 2017September 21, 2017 by Liban Yusuf

Maamulka Galmudug ayaa War qoraal ah oo  uu soo saaray ku taageeray mowqifkii ay horay u qaateen xulafada uu hogaamaiyo… Sii akhri

Garowe:-Dallada Iftin Group oo deeq waxbarasho ardey ugu dirtay dalka Sudan.

Posted on September 21, 2017September 21, 2017 by Dhiirane

Dalladda Waxbarashada Iftin Group oo ay mideysan yihiin Aqoonyahano iyo qaar ka mid ah Iskuulada gaarka loo leeyahay sida dugsiga… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan gaar ah kula qaatay New York Madaxweynaha Turkiga

Posted on September 20, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar… Sii akhri

Puntland oo mamnuucday Libaaxa Indho-buurka iyo isticmaalka shabaagaha caaga

Posted on September 20, 2017September 20, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Masuuliyiinta ugu sareysa Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa mamnuucday qabashada libaaxa indho-buurka iyo isticmaalka shabaagaha caaga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close