Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxabrashada Puntland oo la kulmay Ardeyda iyo Jaaliyadda Ethiopia

Agaasimaha Guud Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Maxamed C.qaadir Cismaan iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland… Sii akhri

Posted on September 23, 2017 by Dhiirane

Dagaal u dhaxeeyo Maleeshiyo Beeleed oo ka qarxay duleedka Gaalkacyo

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka mudug ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Maamulada… Sii akhri

Puntland oo saaka qabatay doon sida saanad hub ah

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Liban Yusuf

Ciidamada PMPF Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay dooni hub ka dejinaysa xeebta deegaanka Shimbiraale oo ku yaala buuraha Cal-miskaad… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo khudbad ka Jeediyay shirka Golaha Qaramada Midoobay

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay shirka… Sii akhri

Sheekh Shariif: ”Go’aanka Dowladda ee Arrinta Khaliijka waa mid lagu deg-degay”

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamay go’aanka ay Dowlada Soomaaliya ka qaadatay arrimaha Khaliijka inuu… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Ku Baaqday in La Xoojiyo Taageeradda AMISOM

Posted on September 23, 2017 by Cowke

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters, oo hadal ka jeediyay shirka loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo taageero u helay go’aanka uu ku Taageerayo Xulufada Sucuudiga

Posted on September 22, 2017September 23, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ayaa taageero u muujiyay Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Ducaale Geelle… Sii akhri

Doorashada ku celiska ah ee Madaxnimada Kenya oo dib loo dhigay xilliga ay dhici doonto

Posted on September 22, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Guddiga Doorashada Kenya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada madaxnimo ee ay ku tartmi doonaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha

Posted on September 22, 2017September 23, 2017 by PP-Muqdisho

New York PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka… Sii akhri

Warbixin:- Madaxda Galmudug oo isku khilaafsan, khilaafka Khaliijka

Posted on September 22, 2017September 23, 2017 by Liban Yusuf

Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa isku khilaafsan, khilaafka wadamada Khaliijka, kadib War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada Madaxda sare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close