Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo burburiyay Buundada deegaanka Bariire

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Milatariga ayaa gaaray Deegaanka Bariire markii uu dagaalka… Sii akhri

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Baradho la sheegay in la sumeeyay oo la soo galiyay Muqdisho

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa dadku waxa ay bilaabeen in ay iska dhaafaan oo aanay cunin Baradhada sababo lagu… Sii akhri

Saldhiga Turkiga ee Soomaaliya oo maanta xariga laga Jarayo

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Waxaa maanta oo Sabti ah taariihdana ay ku beegan tahay 30/9/2017 lagu wadaa in xariga laga Jaro oo si rasmi… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo soo saaray Warsaxaafadeed

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Xildhibaanadii Baarlamaanka Galmudug ka tirsanaa ee dhowaan sheegay in ay Xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa soo oo saaray Warsaxaafadeed… Sii akhri

Ogaysiis: Marabtaan in aad Qura’anka Online ku barataan idinkoo guriga jooga?

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Liban Yusuf

Machadk AL QUDUS ONLINE ACADEMY  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah ugu buushaaraynaysaa inuu kuu soo kordhiyay hab… Sii akhri

Shacabka Garowe oo ka shirey ilaalinta Nabada iyo Amniga.

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Dhiirane

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Xaafadda Horseed oo ka mid ah 9 xaafadood ee magaalada Garowe ayaa si adag looga… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasbo rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo la wareystay, kana hadlay Arrimo dhowr ah

Posted on September 29, 2017September 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo khamiistii shalay la hadlay TV-ga SBC ayaa wax laga weydiiyay arrimo dhowr ah oo… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Millateriga Turkiga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Muqdisho Yimid

Posted on September 29, 2017September 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo dagay saakay Taliyaha guud ee Millateriga dalka Turkiga, Hulusi Akar… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Dagaal culus oo ciidanka DF iyo Al-shabaab ku dhex-maray Bariire

Posted on September 29, 2017September 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaallamay ka tirsan ayaa ku dhintay in ka bandanna way ku dhaawacmeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close