Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirkii wada Tashiga Madaxda Soomaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29 October 2017 ka qayb galay furitaanka shirka Muqdisho uga… Sii akhri

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by dalsan

Cabdi Barre ” Dowlada Soomaaliya 24- Saac Gudaheed ha uga Jawaabto qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Posted on October 29, 2017 by Cowke

Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf Jibriil oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore Ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on October 29, 2017 by Cowke

Wasiirka wasaarada Caafimaad Xukuumada Federaalka Soomaaliya Drs Foowsiyo Abiikar Nuur ayaa booqatay maanta dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii is xig xigay… Sii akhri

Golaha Wasiirada Somalia oo la isugu yeeray kulan deg-deg ah oo la Xiriira Ammaanka

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa shir deg-deg ah isugu yeeray golihiisa wasiirrada, iyadoo laga yaabo… Sii akhri

Barack H. Obama oo ku biiraya Xeer-beegtida Gobol ka mid ah Gobollada Mareykanka

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa loogu yeeray in uu ka mid noqdo xeerbeegtida gobolka… Sii akhri

Dhimashada Weerarkii Al-shabaab ee Hoteel Nasa-hablood Laba oo Gaartay 25-qofood

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Weerarkii ay xalay Xoogagga Al-shabaab ku qaaday Hotel Nasa-hablood Laba ee Muqdisho ayaa la sheegay inay ku… Sii akhri

Shirka Dowladda dhexe iyo maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka furmaya

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Cowke

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa maanta ka furmaya shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Goboleedyadda dalka… Sii akhri

Weerarkii Naasa-Hablood oo la soo Afjaray iyo Raggii weerarka soo qaaday oo la qabtay

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Cowke

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo afjaray weerarkii lagu qaaday Hoteelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda… Sii akhri

Gudoomiye Taabid:- “lama aqbali karo in 2 Asbuuc gudahood Masiibo kale inagu dhacdo”

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qaraxii iyo weerarkii shalay lagu qaaday Hoteelka… Sii akhri

Muqdisho:-Mid ka mid ah raggii hubaysnaa oo isku qarxiyay ciidanka

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Dhiirane

Wararka Muqdisho laga helayo iminka oo ay beegan tahay saacadda Soomaaliya abaare saqdhexe 2:00 PM ayaa sheegaya inuu isku qarxiyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close