Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kooxihii Weeraray Hotel Nasa-Hablod 2 oo la sheegay inay wateen Kaararka Hay’adda NISA

Muqdisho (PP) ─ Waregyska The Guardian ee kasoo baxda Britain, ayaa qortay in dableydii Weeraray maalin ka hor Hoteelka Naasa-hablood… Sii akhri

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by PP-Muqdisho

Shirka Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda oo Maalinkii Labaad Galaya

Posted on October 30, 2017October 30, 2017 by Cowke

Waxaa maalinkii labaad galaya shirka u dhexeeya Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka ka jira. Shirkaan furitaankii waxaa… Sii akhri

Shir looga hadalyey wejiga labaad ee shaqaalaysiinta shaqaalaha rayidka ah ee PL oo lagu qabtay Garowe

Posted on October 29, 2017October 30, 2017 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta Mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta ee bangiga adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ayaa manta lagu… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Safaaradda Turkiga Muqdisho kaga qayb galay dabaal dega maalinta Xuriyadooda

Posted on October 29, 2017October 30, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  gelinkii danbe 29 October 2017 safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Aaska General Maxamed Abshir oo ka qabsoomaya dalka Mareykanka

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Dhiirane

Ugu dambeyntii qoyska General Maxamed Abshir Muuse oo geeriyooday 26, October 2017,Masuuliyiin ka socda Dowladda Federalka Somalia iyo Dowladda Mareykanka… Sii akhri

SALAAD CALI JEELE oo ka Sheekeeyay Weerarkii Hotel Nasa-Hablod Laba oo uu ka badbaaday

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Salaad Cali Jeelle oo ah siyaasi oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotel Naasa-hablood Laba… Sii akhri

Taliyeyaashii Ciidanka Nabad-sugida iyo Booliiska Soomaaliya oo Xilalkii laga qaaday

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shir aan caadi ahayn ee Golaha Wasiirada Somalia ay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa xilalkii looga Qaaday… Sii akhri

Madaxda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ma u midoobi doonaan Dagaalka Al-shabaab?

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by News Office

Dableey hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay weerar ku qaaday Huteel Naasa-hablood 2 oo ku yaalla… Sii akhri

Maclumaad ku Saabsan Ammaanka Guud ee Garoonka Heathrow oo laga helay wado

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Maamulka Garoonka Diyaaradaha Heathrow ee London ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaan lagu ogaanayo sida uu ku baxay… Sii akhri

Jaaliyadda Cuman oo $15,000 ugu deeqday dadkii ku dhaawacmay qarixii Zoobe

Posted on October 29, 2017October 29, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Jaaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Cumaan ayaa soo gaarsiisay culumada iyo guddiga sida iskood ah iskugu xilsaaray Samata bixinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close