Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ku dhowaad 40 Qof oo ku somoobay Caano ay Cabeen Gal-Gaduud

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gal-Gaduud ee baratamaha dhulka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dad ku dhow 40 ruux… Sii akhri

Posted on July 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Eritrea oo ku Wajahan Addis Ababa

Posted on July 13, 2018July 13, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu berri booqasho taariikhi ah ku tago Caasimadda Itoobiya… Sii akhri

Dowladda Norway oo Maanta ku Dhawaqday inay Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga

Posted on July 13, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Norway ayaa maanta ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga, ayna ku bixin… Sii akhri

Jubbaland oo ka celiyay garoonka Kismaayo taliye ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Posted on July 13, 2018July 13, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Maamulka Jubbaland, ayaa dib uga celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, Jen. Cali Maxamed Maxamuud, kaasoo dhawaan ay dowladda… Sii akhri

Madaxweynaha DF oo bogaadiyay is-faham laga gaaray khilaafkii Madaxda Galmudug

Posted on July 13, 2018July 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Shaaciyay in Shaqaalaha aan Shaqeyn laga jari doono Mushaaraadka

Posted on July 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo daah furay nidaam casri… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta

Posted on July 12, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaaray Jowhar

Posted on July 12, 2018July 12, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe oo Xarun u ah… Sii akhri

Mareykanka iyo Kenya oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Posted on July 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladaha Mareynkanka iyo Kenya, ayaa Arbaco shalay ku baaqay in la kordhiyo dadaalka lagu doonayo in lagu… Sii akhri

Bangiga Amal oo Tababar u qabtay howl-wadeenada Shirkadaha ganacsi ee Bosaso

Posted on July 12, 2018July 12, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Bankiga Amal oo kamid ah banki-yada ugu waa weyn dalka kana shaqeeya horumarinta adeegyada guud ee bulshada ayaa tababar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close