Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Odayaal kasoo kicitimay Somaliland oo soo gaaray Garowe

Odayaal waxgarada oo kasoo kicitimay Somaliland ayaa soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland, waxayna warar soo baxaaya sheegayaan… Sii akhri

Posted on July 12, 2018July 12, 2018 by Farah

Kurawaatiya oo markii ugu horeysay gaartay kama dambeynta koobka adduunka

Posted on July 12, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubbada cagta Kurawaatiya ayaa markii ugu horeysay taariikh gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on July 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha… Sii akhri

Qaramada Midoobay iyo Imaaraadka Carabta oo ka hadlay sidii Somalia looga caawin….

Posted on July 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Danjiraha Xukuumadda Isu-tagga Imaaraadka Carabta u jooga Somalia, Maxamed Axmed Al-Cuthmaan ayaa kulan qaas ah la qaatay… Sii akhri

Taliska Booliiska Kenya oo Sheegay in Weerar dhacay lagu Waayay Sarkaal Booliis ah

Posted on July 11, 2018July 11, 2018 by PP-Muqdisho

Gaarisa (PP) ─ Taliyaha boliiska Magaalada Garissa ee dalka Kena, David Kerina ayaa sheegay inay waayeen sarkaal ka tirsan booliiska,… Sii akhri

Al-Shabaab oo war cad kasoo saartay Maal-gashiga Itoobiya ee Dekedaha Soomaaliya

Posted on July 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horreysay war kasoo saaray heshiiskii bishii lasoo dhaafay ay Muqdisho ku kala… Sii akhri

Caruur Walaalo ahaa oo Gaari uu ku Jiray Muqdisho

Posted on July 11, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa saakay waxaa ka dhacay shil qasaare geeystay. Shilkaasi ayaa ahaa kadib markii gaari nooca… Sii akhri

Faransiiska oo gaaray kama dambeynta koobka adduunka 2018

Posted on July 11, 2018July 11, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubbada cagta dalka Faransiiska ayaa markii saddexaad taariikhda gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri

Afhayeenka ciidanka Puntland oo ka jawaabay eedeymo uga yimid Somaliland

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by Dhiirane

Afhayeenka ciidanka difaaca Puntland Korneyl Maxamuud Axmed (Gubadle) oo la hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa jawaab ka bixiyay eedeymo masuuliyiin… Sii akhri

Baarlamanka Kenya oo loo gudbiyay codsi ku aadan in ciidanka Kenya laga saaro Somalia

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xillibaan ka tirsan Baarlamaaanka dalka Kenya ayaa u gudbiyay baarlamaanka dalkaas codsi uu ku dalbanayo in ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close