Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir Ducaale oo Sharaxay Sababta ay Al-shabaab Qarxyada uga Geysanayso Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Somalia, Maxamed Abuukar Islow [Ducaale] ayaa ka hadlay Waddooyinka ay xiran ee Muqdisho iyo hadal-haynta… Sii akhri

Posted on July 15, 2018 by PP-Muqdisho

Warbixin:- Cayaarta kama dambaysta koobka adduunka 2018

Posted on July 15, 2018July 15, 2018 by Liban Yusuf

Maanta oo Axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta adduunka ayaa ku sii jeeda magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaas oo… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxyadii Shalay Muqdisho

Posted on July 15, 2018July 15, 2018 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay soo qaadeen Al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Weerarradii Maanta ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen qaraxyo ismiidaamin ah… Sii akhri

Ergo ka socota Somaliland oo isimada Puntland kala hadlay dagaalka Tukaraq

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by News Office

  Salaadiin iyo ganacsato ka soo jeeda Somaliland oo ka soo kicitimay magaalada Hargeysa ayaa maalmahan dambe ku sugnaa magaalada… Sii akhri

(DAAWO)-MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA WARBIXIYEY SAFAR UU UGU BAXAY DALKA BELJUIM.

Posted on July 14, 2018 by jml

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay u safar ugu baxay dalka Buljimka halkaas oo… Sii akhri

Madaxweynaha oo Xilalkii ka qaaday Gudoomiyaasha Maxkmada G Banaadir iyo Racfaanka

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka… Sii akhri

Qaraxyo iyo weeraro ka Socdo Muqdisho

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka dhacay  Qaraxyo iyo Rasaas Laga maqlay Degmooyinka kala duwan ee Muqdisho. Qaraxyadaan oo ah… Sii akhri

Isaias Afwerki oo ka degay Addis Ababa

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Itoobiya ee Addis Ababa. Ra’iisul… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Brussels

Posted on July 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka duulaya garoonka Muqdisho. Madaxweynaha iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close