Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday in guluf ciidan oo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab

Dowladda Puntland oo ku jirta dhammaystirka hawlgalka ciribtirka mileeshiyaadka Daacish ee Hillaac ayaa saaka oo Sabti ah ku dhawaaqday in… Sii akhri

Posted on April 26, 2025 by News Office

Madaxweyne Deni oo maanta tababar u soo xiraya cutubyo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ciidamada Puntland

Posted on April 26, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta tababar u soo xiraya cutubyo si gaar… Sii akhri

Jubaland oo ka hortimid kaarka Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaliya

Posted on April 25, 2025 by News Office

Wasaaradda arrimaha Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si rasmi ah u caddaysay in aysan aqoonsanayn kaarka Aqoonsiga dowladda Federaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Uganda kaga qayb-galay Shir Madaxeedka dalalka ku midaysan AUSSOM

Posted on April 25, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee… Sii akhri

Nin u dhashay dalka Morocco oo Puntland ka codsaday in la raadiyaan wiilkiisi oo ku biiray Daacish

Posted on April 25, 2025 by News Office

Nin u dhashay dalka Morocco oo lagu magacaabo Khalid Abu Ciza ayaa la soo xiriiray Ciidanka Booliska Puntland, isagoo raadinaya… Sii akhri

Puntland oo go’aano culus ka soo saartay dardar gelinta dagaalka argagixisada Daacish

Posted on April 24, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay laba doomood oo Somaliland ku af-duubtay xeebta Laasqoroy

Posted on April 24, 2025 by News Office

Guddoomiyaha degmada Laasqoroy ee gobolka Sanaag u qaabilsan Puntland cabdikariin Yuusuf Dibbad ayaa sheegay in mileeshiyaad ka tirsan Somaliland ay… Sii akhri

Puntland oo walaac xooggan ka muujisay Aqoonsiga NIRA oo dowladda Soomaaliya ku xirtay gargaarkii bini’aadanimo

Posted on April 24, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda… Sii akhri

Al-shabaab oo saaka ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsaday talis weyn oo leh garoon diyaaradeed

Posted on April 24, 2025 by News Office

Mileeshiyaadka Al-shabaab oo saaka weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qabsaday saldhig weyn… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Shir ka yeeshay Iskaashiga Amniga iyo Arrimaha istiraatijiyadda

Posted on April 23, 2025April 23, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kala hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close