Ilaa 5 ruux oo ku dhintay weerar ka dhacay Mudug
Ilaa 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar ay malayshiyaad hubaysan ku qaadeen gaari marayay wadada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo…
Open this website in Safari first.
Ilaa 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar ay malayshiyaad hubaysan ku qaadeen gaari marayay wadada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo…
Xubno ka tirsan xildhabaannada Baarlamanka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay in ay ka laabteen mooshin ay ka gudbiyeen madaxweynaha maamulkaasi,Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaannada…
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo dalka ka maqan ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo,kulan uu soo agaasimay wasiirka Qorshaynta iyo…
-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin, oo Muqdisho…
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baddalaya…
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka bangiga iyo…
Doorasho kursi ka banaanaa Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Dorashadan oo natiijadeeda la…
Doorashada kursi kamid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Doorashada Kursigan oo uu…
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa uga digay dalladaha waxbarashada ka dhisan magaalada Muqdisho, in ay wax xiriir ah la sameeyaan dowladda Federaalka Soomaaliya,haddii kalena…
Ergeyga Somaliland u qaabilsan wada-hadallada dowladda Federaalka Soomaaliya,Adna Aadan Ismaaciil ayaa sheegtay, in haddii Soomaaliya ay ka dhalato dowlad umaddu soo dooratay…