Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xasan Sheekh

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh… Sii akhri

Posted on September 6, 2018 by Cowke

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Kulan looga Hadlayay Horumarinta Magaalooyinka Dalka

Posted on September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey Shir looga hadlayay… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Toddobaadlaha ahaa ee ay yeesheen Golaha Wasiirrada DF?

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga… Sii akhri

Cudurka Ebola oo mar kale faro kulul ku haya Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo

Posted on September 6, 2018 by Farah

Cudurka Ebola ayaa lagu dhawaaqay inuu ka dillaacay Jamhuuriyadda dimuqraadiga ee Congo oo ku taal bartamaha qaarada Afrika,  waxaana la… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in dagaal beeleedka degaanka Dhumay ay ku lug leedahay Somaliland

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by Farah

Iyadoo dagaal beeleedyo ka dhacay degaanka dhumay ee gobalka Sool ay ku dhinteen in ka badan 10 qof ayaa waxaa… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha debadda Soomaaliya oo u dhoofay Djibouti

Posted on September 6, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha debadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa duhurnimadii maanta ka dhoofay  magaalada Asmara ee… Sii akhri

Duqa Bosaso iyo ku xigeenkiisa oo la doortay

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by Cabdiqani Boos

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ku guuleystay doorashadii duqa degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, kadib markii uu helay cod aqlabiyad… Sii akhri

Sadaasha doorashada duqa Boosaaso?

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by News Office

Xildhibaannada cusub ee Golaha degaanka degmada Boosaaso oo shalay la dhaariyay ayaa saaka dooranaya guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Xildhibaannada… Sii akhri

Hogaamiyeyaasha Somalia, Itoobiya & Eritrea oo Heshiis Hordhac ah ku saxiixday Asmara

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kan Eritrea, Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goor-dhaw… Sii akhri

Caasimadaha Turkiga iyo Somalia oo Ankara ku kala saxiixay heshiis ay ku Mataanoobeen

Posted on September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close