Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warbixin laga soo saaray Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo Talooyin lasoo jeediyay

Muqdisho (PP) ─ Khabiirka xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa warbixin dhinacyo badan kasoo saaray xaaladda xuquuqul aadanaha ee Soomaaliya,… Sii akhri

Posted on September 5, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Guddoomiyihii Degmada Xamar-weyne oo la isugu daray Shaqo ka joojin iyo Xabsi

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii degmada Xamar Weyne Cumar Shariif Maye (Cumar Jeeg) ayaa shaqo joojin lagu sameeyay, kaddib wareegto ka… Sii akhri

In ka badan 32 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ayaa Marka lagu qabtay

Posted on September 5, 2018 by News Office

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Marka ku soo qabtay dagaallamayaal iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab,sida… Sii akhri

Madaxweynayaasha Somalia , Eritrea iyo RW Itoobiya oo ku kulmaya Magaalada Asmara

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay… Sii akhri

Booliska Nugaal oo ka hadlay weerar lagu qaaday xaruntooda

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cabdiqani Boos

Booliska gobolka Nugaal ayaa ka hadlay ciidamo la ruqseeyay oo saaka weeraray xarunta qeybta Booliska, kaas oo uu ka dhashay… Sii akhri

Cabdisalaan Bashiir oo iska casiley Wasiir ku-xigeenka Maaliyada si uu ugu tartmo duqa Bosaso

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Farah

Maanta waxaa lagu dhaariyey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari xubnaha kamid noqday gollaha deegaanka magaalada Bosaaso, waxaana goobtaas xilkii… Sii akhri

Ciidamo la ruqseeyey oo gadood ka-sameeyey xarunta qaybta Booliska Gobalka Nugaal

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Farah

Illaa 30-askari oo dhawaan laga ruqseeyey ciidamada Booliska Dawlada Puntland ayaa maanta gadood iyo shaqaaqo ka sameeyey qaybta Booliska Gobalka… Sii akhri

Nicholas Haysom oo badalaya Micheal Keating

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Waxaa guud ahaan dhamaatay waqtigii xil heeynta xog-hayah gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya  Micheal Keating. Xoghayaha… Sii akhri

Kismaayo : Shirkii madaxda maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maalintii labaad ka socdo shirka madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Shirkaan oo shalay furmay… Sii akhri

Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo qabiilka nin isku qarxiyay Muqdisho

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyay xarunta Degmadda Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir maalintii axada ahayd. Sida laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close