Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Dhummay

Wararka Talaadada saaka ah ka imaanaya degaanka Dhummay ee gobolka Sool oo shalay dagaal culus ku dhexmaray laba beelood ayaa… Sii akhri

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by News Office

Wareysi: Dagaalkii gobolka Sool oo la isku gabal-dhacsaday iyo khasaaraha oo sii kordhay

Posted on October 22, 2018October 23, 2018 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha dagaalo culus oo ka dhacay deegaanka Dhummay oo dhacda koonfurta degmada Laascaanood… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay hub iyo ciidan geysay Magaalada Baydhabo

Posted on October 22, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur-galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyadda, Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa Dowladda Dhexe ee Somalia… Sii akhri

Maxkamad sii deysay eedeysanayaal lagu waayay dambiyo horay loogu soo eedeeyay

Posted on October 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Saldhiga degmada Dharkeenley ayaa 25-kii bishii lasoo dhaafay ee Septmber u soo gudbiyay xafiiska xeer-ilaalinta ciidanka Qalabka … Sii akhri

Puntland oo Somaliland ku eedaysay kicinta colaadda Dhummay

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay kicinta dagaal u dhexeeya laba beelood oo saaka dib uga qarxay tuulada Dhummay ee koonfurta… Sii akhri

Ajandaha ugu muhiimsan ee kal-fadhiga Baarlamanka Puntland?

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Kal-fadhiga 42 aad ee Baarlamanka Puntland ayaa furmaya todobaadkan maalinta Khamiista ah ee ku beegan 25 bishaan October. Fadhigan ayaa… Sii akhri

Dagaal beeleed dib uga qarxay Koonfurta gobolka Sool

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa saaka socda degaanka Dhummay ee Koonfurta gobolka Sool. Dagaalka oo qarxay aroornimadii hore ee… Sii akhri

Qarjab”Cabdikariin Guuleed Al-shabaab ayuu noo soo gudbin jiray”

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynihii hore ee Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ahaa in Gaalkacyo aan… Sii akhri

Guuleed oo sheegay in aan Gaalkacyo nabad lagu fadhiyi doonin inta laba maamul wada-joogan

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay hannaanka loo maray nabadda iyo xasiloonida ka aslaaxday magaalada Gaalkacyo.… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun jeedal ah ridday

Posted on October 22, 2018October 22, 2018 by News Office

Maxkamadda Al-shabaab ee degaanka Towfiiq ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa xukun jeedal ah ku ridday wiil yar oo kufsi lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close