Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo baaq u diray Beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool

Bosaso[Puntland Pos] Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee koonfurta gobalka Sool.… Sii akhri

Posted on October 24, 2018October 24, 2018 by Cabdiqani Boos

Ciidamada Dowlada oo Suuqa Bakaaraha ku Qabtay Burcad dadka dhacayay

Posted on October 24, 2018October 24, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saaka suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgalo. Howlgalkaasi ayaa waxa ay ku… Sii akhri

Doorashada Soomaaliya 2020 iyo khiyaamada loo dhigayo Puntland

Posted on October 23, 2018October 24, 2018 by Liban Yusuf

Soomaaliya waxaa la qorsheeyay in doorasho ka dhacdo dhammaadka sanadka 2020, taas oo nooceeda lagu sheegay nidaamka matalaadda isku dheelitiran… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo Warbixin ka siiyay Dunida Qaarijintii Wariye Jamal Khashoggi

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Madaxweynaha Dalka Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan astaamo xoog leh oo muujinaya… Sii akhri

Shir ku saabsan hal-abuurka Tiknolojiyadda oo Maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Somalia Cabdi Cashuur Xasan ayaa si rasmi ah u furay maanta shirka… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in la Joojiyo Dagaalka Sool

Posted on October 23, 2018 by Cowke

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq Nabadeed loogu diray Beelaha Walaalaha ah ee ku… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo amar siiyay wasiirka Gaashaandhiga

Posted on October 23, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda… Sii akhri

Ku xigeenkii Daacish ee Puntland oo la dilay

Posted on October 23, 2018 by News Office

Warar ay BBC ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in ku xigeenkii kooxda dawladda islaamiga (Daacish) ee Soomaaliya,… Sii akhri

wasaaradda Dastuurka Puntland oo tababar u furtay shaqaalaheeda

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by News Office

Wasaaradda dastuurka dowladda Puntland ayaa tababar ku saabsan maamulka,maaliyadda iyo xisaabaadka u furtay 30 kamid ah shaqaalaheeda,si kor loogu qaado… Sii akhri

Dagaal culus oo dib uga qarxay tuulada Dhummay iyo nawaaxigeeda

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by News Office

Dagaal culus ayaa haatan dib uga qarxay tuulada Dhummay iyo nawaaxigeeda oo ay shalay ku dagaallameen malayshiyaad ka kala tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close