Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta oo ku heshiiyay in ay dhistaan Gole iyo qodobo kale
Puntland, Jubaland iyo xubno ka mid ah Madasha Samatabixinta oo maanta shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku heshiiyay in…
Open this website in Safari first.
Puntland, Jubaland iyo xubno ka mid ah Madasha Samatabixinta oo maanta shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku heshiiyay in…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii khamiis laha ahaa ayaa ansixiyey xisaabiyaha guud ee dowladda oo loo magacaabay Maxamed…
Wararka ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud jimcaha ku tagi lahaa magaalada Kismaayo, halkaas…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay Axdiga Afrika ee Xaquuqda Carruurta oo ay soo gudbisay Wasaaradda Qoyska iyo…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maalin jimcaha gaaro magaalada Kismaayo, halkaas oo uu wadahadal kula yeelanayo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni oo maalmo ka hor wareysi gaar ah bixiyay ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweyne…
Waxgaradka gobolka Nugaal oo ay ugu horreeyaan isimadda dhaqanka ayaa shalay soo saaray xeer dhaqameed cusub oo ay hadda kadib ku dhaqmayaan…
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta ku fulisay dil toogasho Deeq Cabdul Cawil oo 15 Febraayo 2024 magaalada…
Ergo nabadeed oo ka soo baxay degmada Badhan iyo degaannada hoosyimaada ayaa lagu soo dhaweeyay duleedka degmada Ceerigaabo waxaana la sheegay in…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta ka jeediyay Furitaanka Kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka dalka ayaa ku dhawaaqay in uu…