Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shan caqabadood iyo Shan fursadood oo hor-yaala Madaxweynaha dooran ee Puntland

Saciid Cabdullaahi Deni oo ah ganacsade u xuubsiibtay siyaasi ayaa loo doortay Madaxweynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota,… Sii akhri

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by Farah

Eng. Yariisow “Maqaamka caasimada waa Muqadas”

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by Cowke

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay arimaha maqaamka caasimaha… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo amar lagu siiyay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka khudbad u jeediyay Ciidamado ka tirsan Jubaland oo u diyaar garoobaya… Sii akhri

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo sheegay in aan gorgortan laga geli doonin dhulka Somaliland qabsatay

Posted on January 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo Wareysigii u horeeyay bixiyay ayaa sheegay, in uusan Puntland iyo somaliland… Sii akhri

Dr Gaas oo baaq u diray ciidamo ka soo baxay Tukaraq

Posted on January 9, 2019January 9, 2019 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo Galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Garoowe, ayaa… Sii akhri

Beesha Caalamka oo u hambalyeeysay madaxda cusub ee Puntland

Posted on January 9, 2019January 9, 2019 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub… Sii akhri

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo booqday qasriga madaxtooyadda

Posted on January 9, 2019 by Farah

Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Dr Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday qasriga madaxtooyada ee magaalada Garowe isaga oo halkaas… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxda Cusub ee Dowladda Puntland

Posted on January 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee… Sii akhri

Axmed Karaash oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Puntland

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee dowladda Puntland,kadib markii uu wareegii u dambeeyay… Sii akhri

Puntland: Madaxweynaha cusub oo xannibay dhammaan kharashaadka dowladda

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan,bankiga dhexe… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close