Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Puntland

Ra’iisul waasaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xassan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal kooban oo… Sii akhri

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Axmed Madoobe oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Puntland

Posted on January 8, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee loo doortay… Sii akhri

Waa kuma Siciid Deni madaxweynaha cusub ee Puntland?

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadada maanta ah loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland,kadib markii uu wareegii seddexaad ee doorashada kaga… Sii akhri

Siciid Deni oo loo doortay madaxweynaha Puntland

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota,kadib markii uu 35-cod ka helay… Sii akhri

Diyaano iyo Deni oo u gudbay wareegga saddexaad ee doorashada Puntland

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaan wareegga saddexaad u soo gudbay murashax  Siciid Cabdulaali Deni iyo… Sii akhri

Puntland: Yaa u gudbay wareegga labaad ee doorashada?

Posted on January 8, 2019January 8, 2019 by News Office

Wareega koowad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaana wareegga labaad u gudbay saddex murashax oo kala ah Siciid… Sii akhri

Toos u daawo: Doorashada madaxtinimada Puntland oo ka socota Garoowe

Posted on January 8, 2019 by News Office

Doorashada madaxtinimada Puntland ayaa saaka oo Talaado ah ka socota xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Doorashada ayaa waxaa ku… Sii akhri

Dowladda Somalia oo joojisay kulan Xisbiga Wadajir uga Socday Magaalada Muqdisho

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidanka Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is-hortaag ku sameeyay siminaar uu bixinayay xisbiga Wadajr oo ka… Sii akhri

Qaladkii u horreeyay oo ka dhacay Baarlamanka cusub ee Puntland

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa dhaliilay qaar kamid ah xildhibaannada iyo musharaxiinta oo ka baxay hoolka Baarlamanka intii… Sii akhri

Puntland: Dhegaysiga khudbadaha murashixiinta oo soo geba-gabooday

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by News Office

Dhegaysiga khudbadaha murashixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland, ayaa haatan ku geba-gaboobay xarunta Golaha wakiilada dowladda Puntland ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close