Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa Sababay in Xoghayaha Difaaca Britain uu Baajiyo Safar uu ku imaan lahaa Xamar?

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Independent ee kasoo baxa Britain, kana mid ah wargeysyada ugu afka dheer dalkaas ayaa qoray… Sii akhri

Posted on January 12, 2019 by PP-Muqdisho

Puntland: Goormuu xilka la wareegaya madaxweynaha cusub?

Posted on January 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la qorsheeyay, in uu si rasmi ah xilka ula wareego maalinta Isniinta… Sii akhri

Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Gal-Mudug oo Geeriyooday

Posted on January 11, 2019 by Cowke

Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya goordhow ku geeriyooday xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka maamulka Gal-Mudug. Allaha u naxariistee Xildhibaan Xasan… Sii akhri

Sarkaal gacan u qaaday xaaskiisii oo la xiray

Posted on January 11, 2019 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Taliye Yuusuf Xundubeey oo katirsan saraakiisha ciidamada Booliska. Xundubeey ayaa dhowaan muuqaal ay… Sii akhri

Madaxda Gobolka Banaadir oo soo gaaray suuqa Bakaaraha uu dab ka kacay

Posted on January 11, 2019January 11, 2019 by Cowke

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gaaray Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho uu dab ka kacay. Gudoomiye ku xigeenka amniga… Sii akhri

Dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo sii xoogeeystay

Posted on January 11, 2019 by Cowke

Waxaa sii xoogeeystay dab fiidkii caawa ka kacay Suuqa ugu weeyn Soomaaliya ee Suuqa Bakaaraha. Dabkaasi ayaa la sheegay in… Sii akhri

Dab Caawa ka kacay suuqa Bakaaraha

Posted on January 10, 2019 by Cowke

Dab aad u xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka kacay suuqa weeyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa si… Sii akhri

Guddi Sare oo ka shaqeyn doona soo celinta Hantida Qaranka oo Maanta la Magacaabay

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka Soomaaliyeed.… Sii akhri

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Gargaarka oo ka wada-hadlay xal-u-helidda Barakacayaasha

Posted on January 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa la kulmay Wasiirka Gargaarka iyo… Sii akhri

Gaas iyo Deni oo si wadajira u gudoomiyey shirka todobaadlaha ee gollaha wasiirada

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by Farah

Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb gallay shirka todobaadlaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close