Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in weerarka Nairobi uu weji xun kale muujiyay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka argagixiso ee lagu qaaday huteel DusitD2 magaalada Narobi ee dalka Kenya.… Sii akhri

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by News Office

Wararkii u dambeeyay ee weerarkii Nairobi

Posted on January 16, 2019 by News Office

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamada amniga dalkaasi ay dib ula wareegeen gacan ku haynta hoteelkii ay talaadadii shalay qabsadeen… Sii akhri

Weerar ka dhacay Hotel ku yaalla Nairobi oo ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug

Posted on January 15, 2019January 15, 2019 by Liban Yusuf

Qaraxyo xoogan ayaa ka dhacay maqaaxi ku dhex-taala Dusit Hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Inta la hubo labo qarax… Sii akhri

Shirkadaha Golis iyo Eneeye oo ku dagaallamay Boosaaso

Posted on January 15, 2019January 15, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta dagaal ku dhexmaray malayshiyaad kala… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray kalfadhigii 4-aad ee Baarlamaanka

Posted on January 15, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo… Sii akhri

Goorma Deni la caleema-saari doonaa?

Posted on January 14, 2019January 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la go’aamiyay, in si rasmi ah loo caleema-saaro, 26-ka bishan Jannaayo… Sii akhri

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 14, 2019January 14, 2019 by Cowke

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaaxida The Village oo… Sii akhri

Xildhibaannada Baarlamaanka oo Ansixiyay Isbedel lagu sameeyay Xeerka Bangiga Dhexe

Posted on January 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka Bangiga Dhexe ee Somalia, taasoo timid xilli… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Garoonka Cayaaraha Qoob-dooro ee Degmada Kaaraan

Posted on January 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Cayaaraha… Sii akhri

Deni oo joojiyay daabacadda shiling Soomaaliga

Posted on January 14, 2019January 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi deni ayaa amray, in la joojiyo daabacaadda lacagta shiling Soomaaliga ah ee lagu farsameeyo degaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close