Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qadar oo gaadiid dagaal ku wareejisay dowladda Soomaaliya

Dowladda Qadar ayaa ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya 68 kamid ah gaadiidka gaashaaman ee dagaalka. Munaasabad ka dhacday gudaha dekadda… Sii akhri

Posted on January 17, 2019January 17, 2019 by Liban Yusuf

Farmaajo “Waxaan sare u qaadi doonaa wada-shaqeynta maamul goboleedyada”

Posted on January 17, 2019January 17, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema… Sii akhri

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca CIP oo Garoowe ka qabsoomay

Posted on January 17, 2019 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda eek a faaiideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalah iyo hay’adaha dawladda ee… Sii akhri

Maxkamadda ciidamada qalabka side ee Soomaaliya oo xukun dil ah riday

Posted on January 17, 2019January 17, 2019 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Dable Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim oo ka tirsanaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo uga qeeybgalay Caleema saarka Lafta Gareen

Posted on January 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee… Sii akhri

Puntland: Cumar Faaruuq oo laga mamnuucay in uu shirar ku qabto Garoowe

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by News Office

Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa ku war-gelisay suxufiga lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan in uusan wax shir ah ama tababar… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Baydhabo

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.… Sii akhri

Uhuru Kenyatta: Waa lasoo afjaray argagixisadii, waxaana geeriyooday 14 qof

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by Farah

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo goor dhawayd shir jaraaid ku qabtay magaaladda Nayroobi ayaa faah-faahin ka bixiyey weerarkii kooxda… Sii akhri

Maamulayaasha Shirkadaha Golis iyo Eeneeya oo xabsiga loo taxaabay

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by Farah

Waxaa magaalada Boosaaso ee gobalka Bari lagu xiray madaxda ugu saraysa shirkadaha isgaarsiinta iyo korontada ee Golis iyo Eeneeya oo… Sii akhri

Nin kamida dadkii uu qabsaday weerarka dhisme ku yaal Nayroobi oo macasalaameeyey aduunka

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by Farah

Mr. Ronald Ng’eno oo kamida dadkii uu weerarku ku qabsaday dhisme ku yaala magaaladda Nayroobi ee caasimada Dalka Kenya ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close