Shir diyaarado lagu waardiyeynayo oo ka socda magaalada Boosaaso
Saraakiil sare oo ka socota hawgalka Midowga Yurub ee ka hortagga burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Boosaaso kula shirsan mas’uuliyiin ka…
Open this website in Safari first.
Saraakiil sare oo ka socota hawgalka Midowga Yurub ee ka hortagga burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Boosaaso kula shirsan mas’uuliyiin ka…
Xildhibaannada cusub ee golaha degaanka Gaalkacyo oo shalay lagu dhawaaqay ayaa gelinka dambe ee maanta dooranaya guddoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa Doorashada…
Wararka naga soo garaya dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in caawa dhul gariir uu ku dhuftay magaalooyin ku yaala dalkaasi. Dhul…
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa galabta shaacisay, liiska xildhibaannada cusub ee golaha degaanka degmada Gaalkacyo. Liiskan ayaa ka kooban 31 xubnood…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal u jeediyay labada Gole ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay wada hadalka dowladda federaalka iyo…
Xaawo Cabdullaahi Ciise oo ku nool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, ayaa cabasho ka muujisay habka ay maxkamadda darajada kowaad ee gobolka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray wasiirkii Warfaafinta ee maamulkaasi.…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee maamulkaasi. Wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa isbadal ku sameeyay saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir iyo taliyaasha saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Hoos ka Aqriso isbadalka. Maxamed Jeego…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa taliye cusub u magacaabay taliska qaybta Booliiska gobolka Bari. Dikreeto ka soo baxday xafiiiska madaxweynaha,…