Wakhtiga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo la beddelay
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa mar kale shaacisay in la beddelay, jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland. Qoraal ka soo baxay…
Open this website in Safari first.
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa mar kale shaacisay in la beddelay, jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland. Qoraal ka soo baxay…
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdigan waxaa hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya,…
Odoyaasha iyo isimada gobolka Sanaag oo shir ku yeeshay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi ayaa hab-beeleed uga heshiiyay colaadda ka aloosan degmada…
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Somalia ayaa ku tagay maanta…
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee Degmada…
Saraakiil ka socotay hawgalka Midowga Yurub ee ka hortagga burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya (EU NAVFOR) oo uu hoggaaminayey sarkaalka ugu sarreeya hawgalkaasi Ricardo…
Xildhibaannada golaha degaanka Gaalkacyo ayaa galabta duqa cusub ee degmadaasi u doortay Saahid Maxamuud Cali Xaaji Sayn oo kamid ahaa 2-dii murashax…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa socdaalkii ugu horreeyay Garoowe uga baxayaa tan iyo markii la doortay 8-dii Jannaayo ee sannadkan…
Dableey hubaysan ayaa saakay la wareegay xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee degmada Buurtinle gobolka Nugaal. Malayshiyada hubaysan oo la sheegay in ay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho. Xubo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ku soo dhoweeyay Madaxweyne…