Video article Dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kiiskii Caa’isha Ilyaas oo dib loo dhigay
Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa saaka dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kufsigii iyo dilkii Caa’isha…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa saaka dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kufsigii iyo dilkii Caa’isha…
Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo kamid ahaa xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya haatana ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa ka hadlay shirka…
Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cusmaan ayaa 16-kii bishii april sheegay in lasoo gabagabeeyay kiis kufsi ku saabsan oo lagu…
Qaraxa ayaa dhacay wakhti dambe oo ku beegan 1:00am ee xalay xilligaasi oo aan magaalada looga baran in qaraxyo ka dhacaan islamarkaana…
Waxaa xalay qaraxyo lagu weeraray guryo ay magaalada Bosaaso ka degan yihiin labba sarkaal oo katirsan ciidamada Puntland, kana hawlgala buuraha gal-gala.…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaari magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Madaxweyne…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Ajandaha Kulanka ayaa ah u Codeynta…
Booliiska Somaliland ee gobolka Sool ayaa xalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi ku xiray Abukar Cabdi Geelle oo soo noqday guddoomiyaha gobolka…
Wufuud ay kala hogaaminayaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa maanta oo Jamce ah soo gaaray caasimadda Puntland…
Jigjiga (PP) ─ Ugu yaraan 11-qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen gobolka Siti ee dowlad-deeaanka Soomaalida…