Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay inay duqeeyeen xeryo ay lahayd Al-shabaab
Muqdisho (PP) ─ Warbixin kasoo baxay taliska cidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM), ayaa lagu faah-faahiyay duqeyn dhinaca cirka ah…
Open this website in Safari first.
Muqdisho (PP) ─ Warbixin kasoo baxay taliska cidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM), ayaa lagu faah-faahiyay duqeyn dhinaca cirka ah…
Xukuumadda Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya ka joojisay , kulan dadweyne oo uu xalay ku qaban lahaa, hotel ku yaalla magaalada Garoowe ee…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa farriin uu xalay soo saaray muslimiinta dunida ku hambalyeeyay, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo maanta…
Golle ay ku mideysan yihiin xubno ka tirsanaa baarlamankii horre ee Puntland 2014-2019 ayaa shir ay isugu yimaadeen magaalada GAROWE kasoo saarey…
Wararka ka imaanayaa buuraleyda Cal-miskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay shalay duqeymo ka geysteen diyaaradaha dagaalka Maraykanka. Duqeynta oo…
Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir, ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad loo haystay saraakiil ka tirsan Dakadda Muqdisho iyo ganacsade,…
Shirka wada-tashiga ee madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dawladdaha xubanaha ka ah Federaalka ayaa daqiiqado ka hor ka furay xarunta Madaxtooyada…
Shirka wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada, ayaa saaka ka furmaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Shirka waxaa ka qayb-gelaya…
Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa caawo soo saartay baaq ku wajahan shirka wada-tashiga ee u dhexeeya madaxda xukuumadda…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe…