Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka safarkiisi u horreeyay tan iyo markii la doortay ugu baxay waddanka Imaaraadka… Sii akhri

Posted on April 8, 2019April 8, 2019 by News Office

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya uu yeelan lahaa oo baaqday iyo Shirar Socda

Posted on April 8, 2019April 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta Isniin ah waxaa baaqday kulankii Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhici lahaa xarunta Baarlamanka ee Muqdisho,… Sii akhri

Waddamada IGAD oo sameysanaya Ciidammo ilaaliya Khayraadka Badaha Gobolka

Posted on April 8, 2019April 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waddamada Geeska Afrika ayaa isku raacay dhismaha ciidammo wadajir ah oo ka-hortga faragelinta  khataraha ah ee kheyraadka… Sii akhri

Shir Hay’adaha Dib-u-eegista Dastuurka KMG oo ka Furmay Magaalada Kismaayo

Posted on April 8, 2019April 8, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Waxaa maanta magalada kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ka furmay shir u dhexeeya… Sii akhri

Dowladda Jarmalka oo dib u bilaabaysa dhismaha wadada Garoowe_Gaalkacyo

Posted on April 8, 2019April 8, 2019 by News Office

Safiirka dowladda Jarmalka u fadhida Soomaaliya Amb Annett Gunther oo booqasho ku joogta caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa ballan qaadday… Sii akhri

Garoowe: Wefdi ay hoggaaminayso safiirka Jarmalka oo la kulmay madaxweynaha Puntland

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo ay hogaaminaysay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo magacaabay saddax Wasiir

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow magacaabay xubno kamid ah golahiisa wasiirada. Ra’iisul wasaaraha ayaa buuxiyay qaar… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka socda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo Garoowe ka degay

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by News Office

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad, iyo gudoomiyayaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubbaland… Sii akhri

Dagaal ka dhacay tuulada Tukaraq ee gobolka Sool

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya tuulada Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada militariga Somaliland… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in guulo ay ka gaareen hawl-gallo ay sameeyeen

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen kaydkii hubka ee ugu ballaarnaa ee ay Al-shabaab lahayd,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close