Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay kaga hadlayaan hindise sharciyeedka Batroolka dalka Soomaaliya.

Kulankaan ayaa Isniintii hore u bbaaqdaykooram la’aan .

Gudoonka Baarlamaanka ayaa digniin u diray xildhibaanada aan ka soo qeeybgalin kulamada Baarlamaanka.

Waxaa goor hore oo saakay ah la sii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka.

Puntland Post