Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland?

Shirkii golaha wasiirada Puntland ee Khamiista maanta, oo uu shir-guddoomiyay madaxweyne ku xigeenka ahna, ku simaha madaxweynaha Puntland, Axmed Cilmi… Sii akhri

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by News Office

war-saxaafeed: Wasaaradda waxbarashada Puntland oo u jawaabtay wasiir Goodax

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by News Office

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa galabta ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda… Sii akhri

Wasaaradda Caddaaladda Puntland oo amar ku soo rogtay dugsiyada Qur’aanka

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by News Office

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland, ayaa maanta ku amartay dhammaan macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ee degaannada Puntland, in ay… Sii akhri

Isla’xisaabtan: Kulanka dadweynaha iyo dowladda hoose ee Garoowe

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by News Office

Kulan u dhexeeya dowladda hoose ee degmada Garoowe iyo dadweynaha ku nool caasimadda oo su’aalo lagu weydiinyay mas’uuliyiinta degmada, ayaa… Sii akhri

Ciidamo aad u hubeysan oo lagu soo daadiyay wadooyinka Muqdisho

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by Cowke

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan kuwa Booliska ayaa saakay la soo dhigay wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho. Wadooyinka… Sii akhri

Liverpool iyo Tottenham oo u soo baxay afar dhamaadka koobka kooxaha Yurub

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by Liban Yusuf

Kooxaha reer Ingiriis ee Liverpool iyo Tottenham ayaa u soo baxay wareega afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions… Sii akhri

Taliska Booliska oo ka digay dibad baxyo ka dhaco Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Cabdi Ameeriko ayaa ka hadlay dibad baxyo bari laga cabsi qabo in uu ka… Sii akhri

5 qof oo qaraabo ah oo caawa lagu dilay Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 18, 2019 by Cowke

Wararka ka imaanaya Xaafada Kaabo Godey qeybta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in halkaas caawa lagu laayay… Sii akhri

Faahfaahin Khasaarihii ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Isgoyska Dabka ee Xamar

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax… Sii akhri

Somalia Has No a National Curriculum

Posted on April 17, 2019April 18, 2019 by Desk

The Minister for the Somali Ministry of Education, Culture and Higher Education, Mr Abdullahi Godah Barre has criticised Puntland for… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close