Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Qalabka Lagu Dhisayo Dekedda Garacad
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray qaar kamid ah qalabka lagu dhisayo Dekadda Garacad oo soo gaaray Magaalada Gaalkacayo.…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray qaar kamid ah qalabka lagu dhisayo Dekadda Garacad oo soo gaaray Magaalada Gaalkacayo.…
Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii 16-aad kalfadhigiisa 5aad ku yeesheen xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Golaha ee Maanta…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaa ay Xukun ku riday laba Eedeeysane,kuwaasi oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad) 21 jir…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa ah kulankii 16-aad kalfadhigiisii 5-aad. Ajendaha kulanka…
Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax gaari oo caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Degmadda Xamar Weyne. Gaari…
Qarax gaari oo laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay agaaarka Hoteelka Munno…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadalkii uu shalay ku sheegay in imtixaanka shahaadiga Puntland uu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.…
Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay qarixii khasaaraha geystay ee ka dhacay…
Muqdisho (PP) ─ Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ugu baaqay xukuumadda Somalia in ciidamada ka socda dalka Kenya…